Our Products

Koobab Tayo Sare leh ooLagu Sameeyo Somalia

Waxaan soo saarnaa koobab tayo sare leh oo lagu sameeyo gudaha dalka. Waxaana u suuqgeynaa una rarnaa maqaayadaha, dukaamada iyo ganacsiyada kale ee ku kala yaalla guud ahaan dalka.

Koobab Standard ah
Standard

Koobab Standard ah

Koobab tayo sare leh oo heer warshadeed ah, ku habboon cabitaannada kulul iyo qabow. Waxaa lagu heli karaa cabbirro kala duwan, waana kuwo la adeegsan karo oo sahlan.

Tayo sare leh
Ku habboon kulul iyo qabowba
Si fudud loo isticmaali karo
Ku haboon deegaanka
Per carton
Warshadayn Casri ah
Premium

Warshadayn Casri ah

Wax-soo-saar casri ah oo lagu sameeyo koobab tayo sare leh, kuwaas oo loogu talagalay maqaayadaha, kafateeriyada, iyo ganacsiyada heer sare.

Soo-saar casri ah
Tayo sare iyo adkeysi
Ku haboon deegaanka
Cabbirro kala duwan oo la heli karo
Per carton
Dalabyo Gaar ah
Custom

Dalabyo Gaar ah

Waxaan kuu sameyn karnaa koobab la habeeyey sida aad u baahan tahay — midabka, cabbirka, iyo naqshadda. Ku habboon ganacsiyada doonaya in ay muujiyaan astaantooda (branding).

Naqshad gaar ah
Weliba Custom ku ah
Cabbirrada aad doorato
Tayo sare leh
Per carton

Ganacsigaaga Ma u rabtaa Koobabkeena?

Haa waxaanba u adeegnaa macaamiisha adigoo kale ah. Nala soo xiriir si aan kuugu diyaarino Kuuguna keeno